Podcast charts
Published by Muna Abdirahman
Asalaamu Caleykum dhamaan walaalahayga muslimiinta ah. Podcast waxaan ku soo gudbin doona muxaadarooyin diiniya oo ina anfici doona if iyo aakhiro bi'idni'Allah. Allah waxaan inooga baryaya inuu inaga dhigo kuwa ku anfaca oo khayrka isku sheega xumaantana iska reeba, Amiin. Waxaanan idinka codsanaya inaad Allah dembi dhaaf i weydiisan. Jazakallah khayr.
On the charts
Every published chart this podcast appears in, in the snapshot behind this page. Each one links to the chart it came off.
From the feed
The latest episodes published to this podcast’s own RSS feed. Titles and descriptions are the publisher’s.
Sh dirir
Asalaamu Caleykum
Bismillah..
Bismillah
Asc
Halkan waxa aad ka bogan kartaan muxaadirooyin iyo wacdiyo idin anfaci doona if iyo aakhiro Insha'allah. Codkan waxaa idin soo gudbinaya Sakariye Wacays, waa wiil yar oo khayrka jacayl, u soo duceeya in Allah khayr badan siiyo Amiin. Dhamaantiin Allah ha idin ku xifdiyo meel kasta oo aad joogtaan. Jazaka'Allah khayr.
Ka faa'iddysi wacan
Ranking source
Apple Podcasts rankings via the Mato Topic Intelligence Platform.
Observed September 20, 2026.
Apple and Apple Podcasts are trademarks of Apple Inc., registered in the U.S. and other countries.
Pairs with
Bring this source into Mato to read its transferable patterns, then turn them into an original show for your own audience.